VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reer Barbara - Lyrics

jacaylkaan barbaarshee bulaalee aan ku koriye badhtamaha hargaysiyo burco uga ood jarayy boodhari agtiisiyo batalaale aan dhigaye reer barbara siyaartaaneey hadalka yanan badinine anba bari samaadkii dooni buuxdaan bad kaga tagay habeen baxay ha raadcayn beri shalay usoo celi kasoo noqo bad iyo wabi bilihiyo xiliga garo birta maanad goynine daba deleb ka baandhaaye wixi kaaga soo baxa eey barashada laba u dhigo quruxdana ishaa bogo dookhaaga baratami
Queue is empty
-- / --