aruuxban ruux u jeclaysiyo dookhi dad kala reeb raba aan u rarine rasyana allaa garan
waxa aniga ila roon raga kaad midigtaa kala rogaya maalkiyo rasmaaliyiinta
rug itaa la joogto raari weyn ku geeyo raaxana kugu aroosa