VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruun - Lyrics

ruuneey taan u riiqmayeey ruuneeymidii aan rabaay ruuneey raxmadii naftaay ruuneey raasamaalkiiyeey ruuneey labadeena ruux ruuneey inay raas wada dagaan ruuneey waa sidaan rabee rabow reerkeena daa rooblow roob soo da'aw rooblow dhulka rays lahaw roobloow ramas koo baxoo rooblow reexaan udgoon roobloow kaa raadiyee roobloow naftu raacdayaw rooblow raga ugu wacnow rroblow ruuxaa rabaw ruuneey riyadaydii aan ruuneey u daraariyaay ruuneey raaxiyo udgoon roobloow rubadiyo wadnaha rooblow kaan ka raaridow roobloow ramashada jacayl roobloow ku dul reemayoo
Queue is empty
-- / --