VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aniga iitali - Lyrics

tookadaydaan la tisaynoo tu kalaan qaban taana daayoo ii tali ii tali aniga ii tali iyada tuuroo aniga ii tali maxaan kuu talin qoonta igu taal taad i yeeshaa i hor taagine aniga ha i tabin ha i tabin isla taliyoo aniga ha i tabin waa tabaalee taws anoo qaba adna tay xidhan aad ku tamashlayn ii tali ii tali aniga ii tali qalbi kaa tagay looma taag helo taa ku leeyoo tiir inoo yeel ha i tabin ha i tabin aniga ha i tabin isla taliyoo aniga ha i tabin waan ku toliyoo waan ku taabiye ama tuugyahaw waan ku toogane ii tali ii tali aniga ii tali iyada tuuroo aniga ii tali kolna taagtaa kolna tamartaa iigu taaboo ana ha ii tudhin ha i tabin ha i tabin aniga ha i tabin isla taliyoo aniga ha i tabin
Queue is empty
-- / --