VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

hadaan noqon lahaa ilays adaan ku iftiimin laa waxaan istareexi lahaa ayaantaad faraxsantoo agtaada kama tagtaan waxaan amri lahaa indhaha dartaa inay liqbaan intaan ubax soo guroo dushana kaga qoro ayaan xurmooy odhan lahaa gudoon abuurtaadiyo ilwaadka ishii aragtaa la yaaban waxaad leedahay ishaarta ehelka janadiyo fardawsa hadaan heli lahaa awood dhibtaan kaa awdi laa waxaan ku ilaalin laa sidii ubad aan dhaloo adaan ku ag joogi laa waxaan wada oofin layn axdigiyo balantaan galnoo intaan eray eray u qoro amaantaad leedahaan aduunka ku baahin laa
Queue is empty
-- / --