VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cibaaro - Lyrics

ciidiyo aduunkkoo idil cudoonay kumaa n arag cid kaloon kula soo simi karo dacar weeye caashaqu lama ciilo ruuxaad calafkiisa noqotee waa cibaaro kalinimaduye calmashadii naftaydaay qalbigaan kuu cugan adi ciirsi la,aan ku noolee nacab yuu na kala diline calool xumada iga daa cakuye ku calmaday inanyahy raga lama canaadoo ciqaab looma quudhoo waxa lagu ciseeyaa caadadiyo dhaqanki la inagu canqarin jiray waa cibaaro kalinimaduye calmashadii naftaydaay qalbigaan kuu cugan adi ciirsi la,aan ku noolee
Queue is empty
-- / --