VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqdhaqaaqa wadnaha - Lyrics

dhawacii ku gaadhaba anba waa i dhibayo markaad yara dheelidaba anba waa dhutinaya dhamacdiyo kulaylahaa sibaan kuula dhididaa markaad ii dareentana naftu saw ma dhaxmooto wareega dhiigiyo ah dhaqdhaqaaqa wadnaha dhab ula shaqaysaayo waxan nahay dhud kaliya xididada dhamaan iyo adaa dhuuxa raaco sidii waxa la iiga dhigaa igu dhex nooshahay wiilow dhankastoo la eegaba dhabtii waan ka saminahoo labada isku dhaatiyo waxaan nahay dhig iyo udub
Queue is empty
-- / --