VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudidi jacaylka - Lyrics

jacayl igama guuroo iimana garaabee hadba meel aangarnaynin ila goobayaayoo ii gacma haadshaa ma anaa godobta kaa galay ee aanan garanayn wuxuu igu galaayee gudigii jacaylkoow idinkaa garsooree arinteenan gala oo noo kala garqaaadaa kaa goobay guuyaal geesahayga kaa dayay gacalooy daraadaa i guhaadi caashaqu ii diiday gama,ii adna iima garatide gacaliyo xigaalkee hoostaad iiga guuxda gudigii jacaylkoow idinkaa garsooree arinteenan gala oo noo kala garqaaadaa
Queue is empty
-- / --