VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees - Lyrics

awlaad caashaqoo is adeecda oo aduunyada filkood iska soo xushaan nahay ugub laba is doortoo isku daacadoo inta uu kalgacal uuurkooda dagay iska eegtay baan nahay ubax gayaaniyo aynigoodba laba iska soo xushiyo arwaax laba is ogol oo mideeyay dookhubaa nahay ilays soo iftiimoo indhahayga deeqoo aan ku oogsadaa tahee aayahayga dambena adigaan ku siiyyee istareexa noloshiyo ila qaybso caashaqa ehel caashaqoo isku uursamoo aadmiga dhamaan iska eegtay bana nahay ifka laba is jeceloo isku dhaadanaayoo axdigooda iyo isku dhiibtay wacad isku soo hirtaan nahay ubax gayaaniyo aynigoodba laba iska soo xushiyo arwaax laba is ogol oo mideeyay dookhubaa nahay ilays soo iftiimoo indhahayga deeqoo aan ku oogsadaa tahee aayahayga dambena adigaan ku siiyyee istareexa noloshiyo ila qaybso caashaqa
Queue is empty
-- / --