VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heestii wacan - Lyrics

sida waqalka da, ama wabi biyo leh wacantaan indhaha kula weecan jiray ee waalid iyo cid i waanisiyo uuga go,ay walaal waayadan ma arag warna uma hayee wacataan jeclaa wacadkii haday sidaan ugu walwalo iila wadi lahayd waran igu socday iga weecin lahayd mise jira wakhtigu labada isku wacan ma wanaajiyee waynoow alloow anigiyo wacan awlaad noo dhashiyo waynoow noogu waar wax la,aanta iyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee ka wanaagsanyo kaan waxba haysan waynaa ogee wagarey ma arag ma wax kalaa helee wacataan jeclaa wadnahayga iyo waaxyahayga taba ka war qabi lahayd waran igu socday iga weecin lahayd mise jira wakhtigu labada isku wacan ma wanaajiyee waynoow alloow anigiyo wacan awlaad noo dhashiyo waynoow noogu waar
Queue is empty
-- / --