VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nawaal walaalaha adis - Lyrics

naf jacayl ku nagi yahay nabarada kalgacalkuna unta ay nugleeyeen nasanaynin ban ahay oo naawilaysaa xagaagoo niyadsami kalgacal kugu naadinaysoo nawaaleey hurdada la,aantaa nasbanaynin baan ahay noolahaba ruux kuu jecel niyadiisana aad ku taal naxli laguma beeroo nuxurkiisa cashaqa ila naaxiyoo nawaal igu lamaanoow xiisaha nisbooniyo ku nagaaday maankiyo ku lingaxan dareenkii nudayaasha beerkiyo niyadayda saaqee ee naruuradiisaa la liitiyo naafada kalgacal noogadiisa ba,an nitaaqan la noolee nawaaleey kaa noogin baan ahay noolahaba ruux kuu jecel niyadiisana aad ku taal naxli laguma beeroo nuxurkiisa cashaqa ila naaxiyoo nawaal igu lamaanoow
Queue is empty
-- / --