VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo soco - Lyrics

sidad ii rabtaan ana kuu sigtoo sawirkaaga bilan sanadkoo xuskiyo sadrigayga yaal sibaan kuu tabo seedaha itan sariban ku qoro magacaaga sugan isagoo saddexan dhaaxa sanado isugeynayoo sadaashiyo wakhtiga isku keen sinme isku keeyo hoo iskugtee is keen sadriga iyo wadnaha adaa salaan dhigtoo saableyda iyo dhiiga saaqayo iga saaqayo dhuuxa ii susumay sikinkii kastaba iyo saacadii dhaxdaba soo taga iyo sawirkaaga bilan sawirkaaga bilan dadku sahansadaa
Queue is empty
-- / --