Heesta Wacan - Lyrics
sida waqalka da ama wabi biyo leh
wacantaan indhaha kula weecan jiray
ee waalid iyo cid iwaanisiyo uuga ga,ay walaal
waayadan ma arag warna uma hayee
wacantaan jeclaa wacadkii haday
sidaan uugu wal walo ila wadi lahayd
waran igu socday iga weecin lahayd
mise jiro wakhtigu labada isku wacan mawanaajiyee
waynoow aloow aniga iyo wacan
awlaad noodhashiyo nolol raaxo badan
waynoow noogu waar
wax laantiyo waayaha aduun
waligii nafluhu kuma waarayee
ka wanaagsan iyo kan waxba haysan waynaa ogee
wagareey ma arag ma wax kalee helee
wacantaan jeclaa wadnahayga iyo
waxaayahayga kale ma ka warqabi lahayd
waran iyu socday iga weecin lahayd