VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaq dowr - Lyrics

dugsiyow xalbaa tahayo xulad noo baxayow xidig ifayoo kasbayoo xikmad iyo dhugasho loo dhusha le baa tahayoo hadan maan dhayaay xalbaa tahayoo xaiir qurux loo dhameeyo xurmo qaaliya huwanoo xilkaso garash le baa tahayoo adiga xaq dhowr leh adigaa xushmad badan leh dadba gaaridaan xigsadaay xidigtii bogtaydaa tahayoo xasid iyo nmaad noqon nacab ala dhaqan iyo maad tirin xeer xujadii baa tahayoo qaali nafta ku xidhayee adba geesigaan xushayoo xaqiiq baadi baa tahayoo xidig iyo maad falin beer xalal dhaladaad tahayoo xiska laaba kugu qoree xubi dooraba ihayoo eeha xinjiraha dhiiga qaadayo eeha xubnahayga waad hanitdoo eeha xiise beermaya iyo reen reen ratigu kugu xeeriyo xaajo culudsbaa iahayoo xakamaha nafta diidayo eeha xukunkayga waa kasbatoo eeha jaceyl iyo xaalad iyo go ayaan kugu xigsadaye afku nashaaduu xiseey ilowlee hoobalow lee heele nafta oodeey hilowle iixulo sidii gurta oo hilowle hoobalo heele iixaqdhowr sidii saysoo sidirigam xasiliya qudha utahee sidirigam qoys xalaala ila taag hilowlee afku salaaxa xusayee hilowle hoobalow heele xiska hay kaaga dayree hilowle hoobalow heele hiigso sidii maro oo hilowle hoobalow heele xigtana siii ixaloo sidirigam xasiliye qudha utahee sidirigam qoys xalaale sidirigam
Queue is empty
-- / --