Heesta Yaa cayuuni chukulaatiina - Lyrics
Ma xasilo xanuunka jacayl
Ma xasilo xayaadee habeen
Naftan xiisuhu xayiray
Eeboo adiga kuu xayiran
Cuni iyo xirbaha isku xeran
Laafyaha xaragada qurxoon
Xagooda markaan jaleecaba
Xubnaha dhiigay idhaqaaqee
Xaqiiqdii xaqiiqdii
Xaqiiqdii adoon xaqirin
Xurmeey caashaqan xurmeey
Shukalaatiina yaa cayuuni
Shukalaatiina yaa qalbi
Shukalaatiina Xuural cayni
Sukalaatiini yaa xayaati
Shukalaatiina yaa cayuuni
(in Arbic)
Jacayl Xadkiisa dhaafay
Xiliba aan iga go'ayn
Xubintiisa igu saaqday
Xayaad adiga igu beeray
Nasriina adigaa igu beeray
Xawo iyo aadan aanu noqonee
Xiriirkii inoo dhaxeeyay
Shukalaatiina yaa cayuuni
Shukalaatiina yaa qalbi
Shukalaatiina Xuural cayni
Sukalaatiini yaa cayaati
Shukalaatiina yaa cayuuni