VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsaney hargeysaay - Lyrics

Burdaan dharab ku meydhaay bidhaansiga kalgaclkaay xaramkii bar-baartaay beertii xoriyadaay bara caafimaadiyo guri laysku baantaay baxsaney hargeysaay kaa gudoomey baaqee cabdow baahilaawow salaan baaxad weynoo kaaga timid badweyniyo xeebihii baanaadir waa bariidadeydee nabad beegsigiiyo inkastooy bagaagiyo  samir buuxahaygii bilawgii horeytaba boogihii damqanayiyo bugtadii wareemeen hubsiinadaan heenseestiyo baantii aan heleybaa kaa dhaaftey baashee miyaan kuu bilaabaa burdahiyo jawaabtii kaa baahi bixiyaa eebooyin badantii bilaawiyo halgaadii wixii dhib isoo marey marna biixi kama jabin bawdadda habaasiyo wali boodh kamaan tumin xaalina sidii bey baxsanaanta muuqiyo bidhaanteedu wacan tahey sad bursiimo eediyo markii aan burqadey iyo baayuhu mahayne wadna bihinbihaayoo ciil barooranaayoo baafinaaya ruux maqan bo'ayahay baroortii korka oogadeydiyo bidixdeyda kumayaal gabadhaa badweyntii bari carab u dhooftaa ma baxnaaninaayee xagee bey iga xigtaa hablihii bahdeenee  iimaanku buuxaa bilic igu majeertoo boqolaal suleekhaan la wadaagey barashaan boohdaan jaceyliyo bidix ii garaacoo xiliyada firaaqada leh burcad igu subkaayee barni iyo siraadiyo basra ina suldaanbaan baarka ii fidhaayoo barkanahey dhabtoodoo barkhadiyo naruuraan samo ugu bariistaa waan baryaa hurdada nabad Codsi by Tageerada Maalmo
Queue is empty
-- / --