sidii ruux tabcaanaba
raxmaay iigu dadaaa
ruuneey naftaad
raaxadeed tahayee
cishqigu waa dabeyl
duufaan wada oo
dabnaha iyo saaran
daymada ooo
hadii quruxdaada
layga qariyooo
hadii jabal mooy
qacbaa odhanee

Exit mobile version