VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magac ‘Moog Iyo Jaceyl v2 - Lyrics

Mid uun baa qalbiga ka Maqnaaninoo ku dhex maaxaate Eeh Kama maarmayoo Ooh markii aan arkana meel Un Bey I Go'dee Moog iyo Jaceyl moog iyo Jaceyl waa Maxay? waa Macaan Amba waa Qaraar kolba Waa Siduu kugu Soo Maree waa magac Cudur ka ugu xumee dadka muuqiis mamoodee Sidanee ma Maleya Ooh maxa Lagu Daweeya? Ma hartada dhibta iyo murugadan qaba iga muuqatee dadku ii maleyn inaan ahay maraan leygu Maadsadee Moog Iyo jaceyl moog Iyo jaceyl waa Maxay? waa Macaan amba waa Qaraar kolba waa siduu kugu soo maree waa magac cudur ka ugu xumee dadka muuqiis mamoodee sidanee ma maleya ooh maxa lagu daweeya?
Queue is empty
-- / --