Wakhtigu nacasay-
Sanaa waayuhu yaab
Badan ogaa dhalintu
Waji garad sanaa
X2

Weelkaagu hadaanu
Buuxin wax saarku ku
Ku qaban ogaa weedh-
Aadu itaal yaraa
X2

Walaalkaa kolay ku
Tahay baryadu wayday-
Sanaa wax heentu mar
Fiicanaa X2

Wanaagaan dumar u
Geestay abaal horay
Looga waayay miyay
Wadhidu iga raacday
X2

Jaceelku rag wiirsigiisa
Wax yeeluu yaqaanaa
War maha yaa noogu
Dhiibay X2

Hadaan waashoon
Wajaqay wareerka
Rabaa daweeyee
Waynow mahadaada
Weeyee alaa waynoo
Waaxidee ilaahay
Wanaagsanaa X2

Hadaan waayo arag
Aheen wanaajiyow ii
Wanaaji wadada tosan
Nagu hagaaji X2

Waynow naga dhaaf
Dambiga oo wadada
Toosan nagu hagaaji
X2

Exit mobile version