VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan - Lyrics

Aragsaneey ubixii fardawsoo Aragsaneey aduunyada la keenaay Afariyo tobnad bila dayaxii ilayskiyo aduunka iftiinshaay Edebtiyo xishoodkiyo Asluub waad u dhalatoo Ixtiraamka gobonimo Hore loo xushaad tahay Ragna waxa u ayaan badan Ninkaad ooridiisiyo Afadiisa noqotoo Ubad aad u dihataa Aragsaneey indhahaygu adigay Aragsaneey kuu ooyayaanoo Kuu ilmaynayaane U adkee dhankaagoo Yay tabin ayaan qudha Ma ogtahay aduunyadu Inaan adiga mooyee Naftu aanay inan kale Aaminaynin waligeed
Queue is empty
-- / --