VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cirkoo sagal - Lyrics

cirka sagal gu jiilal saymaha xareediyo sam-sam iyo xariira sool iyo abaarley aan sugaayey waligeed saluulay i saaqde sidiihi iyo halbowlaha kuwa dhiiga sidaayay dul saarnaa wadnaha oo saarna wadnaha oo kalgacayl ka sidataa haa suleekhay jacaylkan waa mid igu sifoobo samada layla geeya si kasteeba la yiilyo samir qaadan waayo jacayl igu sad weeyan sidiihi iyo halbowlaha kuwa dhiiga sidaayay dul saarnaa wadnaha oo saarna wadnaha oo kalgacayl ka sidataa haa
Queue is empty
-- / --