VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagaalkeena jacaylka - Lyrics

maxaad i dabacasanaatay maxaad i noqotay daacad dabalyaha xaasidiinta maxaad iga dartay dartay maxaad qalbigayga dareentay maxaad iigu deeqday laabta maxaad iitartay xiiso jawiga kala duwan aburtay maxaan rabi kaadurantay adiga kugu ducastay maxaan dumarkii aduunka dartaa uga maarmay maarmay naftyadada maxaad daryeeshay maxaad kashayda iidawaysay maxaa anigoo diyaara dadaal igu siilabaysay danteenaa ina midaysa dabuubteenaa xal keenta doodeenaa dhalisa caashaq dagaal keenaa jacala danteenaa ina midaysa dabuubteenaa xal keenta doodeenaa dhalisa caashaq dagaal keenaa jacala
Queue is empty
-- / --