maxaad i dabacasanaatay
maxaad i noqotay daacad
dabalyaha xaasidiinta
maxaad iga dartay dartay

maxaad qalbigayga dareentay
maxaad iigu deeqday laabta
maxaad iitartay xiiso
jawiga kala duwan aburtay

maxaan rabi kaadurantay
adiga kugu ducastay
maxaan dumarkii aduunka
dartaa uga maarmay maarmay

naftyadada maxaad daryeeshay
maxaad kashayda iidawaysay
maxaa anigoo diyaara
dadaal igu siilabaysay

danteenaa ina midaysa
dabuubteenaa xal keenta
doodeenaa dhalisa caashaq
dagaal keenaa jacala

danteenaa ina midaysa
dabuubteenaa xal keenta
doodeenaa dhalisa caashaq
dagaal keenaa jacala

Exit mobile version