VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof - Lyrics

bal dhuuxay adaa inaan aado dhoofkiyo dhibta iihorseedee cirif soo dhaca iyo kama hoydo dhaxantee bal ogow dhafoorkiyo inaad dhuuxa sudhan tahay anoo dhoof kumaqanbaad iikeentay dhiiladaa isha dhiiga da ayeee anuu dhaafay taladee haduu dhaawac kugu yaal anba waan dhutinayee jawharada caashaqa way ka ilaali dheeliga hadii aad dhuuxeey isugayn dharaar soo jeedo dhabarkuna imikaynu dhownahee caashaqa ma dhaafnaa dhab markaan useexdaba anigoo dhadhabayaaa kiciyaa dhalaankee dhib baad iihorsedoo dadka waan dhibsanayaa wadnahaad dhex taalaa jawharaada caashaqa ka ilaali dhayligaa hadii aanad dhuuxeey isugayn dharaar soo jeedo dhabarkuna imikaynu dhownahee caashaqa ma dhaafnaa caashaqa ma dhaafnaa
Queue is empty
-- / --