Heesta Dhoof - Lyrics
bal dhuuxay adaa
inaan aado dhoofkiyo
dhibta iihorseedee
cirif soo dhaca iyo
kama hoydo dhaxantee
bal ogow dhafoorkiyo
inaad dhuuxa sudhan tahay
anoo dhoof kumaqanbaad
iikeentay dhiiladaa
isha dhiiga da ayeee
anuu dhaafay taladee
haduu dhaawac kugu yaal
anba waan dhutinayee
jawharada caashaqa
way ka ilaali dheeliga
hadii aad dhuuxeey
isugayn dharaar
soo jeedo dhabarkuna
imikaynu dhownahee
caashaqa ma dhaafnaa
dhab markaan useexdaba
anigoo dhadhabayaaa
kiciyaa dhalaankee
dhib baad iihorsedoo
dadka waan dhibsanayaa
wadnahaad dhex taalaa
jawharaada caashaqa
ka ilaali dhayligaa
hadii aanad dhuuxeey
isugayn dharaar
soo jeedo dhabarkuna
imikaynu dhownahee
caashaqa ma dhaafnaa
caashaqa ma dhaafnaa