VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadeer nolal taabi gali - Lyrics

Qofbaan tabayaa ii nool Waxaan taagaya xasuus Tusmaan qorayaa kalgacal Qofbaan tabayaa ii nool Waxaan taagaya xasuus Tusmaan qorayaa kalgacal Waxaan ka tiraa ilmada Indhaha tiigsada qof maqan Dareen la takooraybaan Intaa la tacaalayaa Dareen la takooraybaan Intaa la tacaalayaa Waxaan ka tiraa ilmada Indhaha tiigsada qof maqan Dareen la takooraybaan Intaa la tacaalayaa Dareen la takooraybaan Intaa la tacaalayaa Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali tabali Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali tabali Wakhtigii tacadigaan lahaa Doraad way iga kaa tagtee Hadeer nolol taaxo gali Wakhtigii tacadigaan lahaa Doraad way iga kaa tagtee Hadeer nolol taaxo gali Waxaan tuhmayaa jacayl Maalamaha tacabkiisii lumay Mudaan u tashiilayee Ayaanu tabin xubigu Mudaan u tashiilayee Ayaanu tabin xubigu Waxaan tuhmayaa jacayl Maalamaha tacabkiisii lumay Mudaan u tashiilayee Ayaanu tabin xubigu Mudaan u tashiilayee Ayaanu tabin xubigu Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali tabali Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali Naftaydan qaado talo Haday tagtay yeelkadeed Mar uun tasho oo ka samir Taa u tabali tabali
Queue is empty
-- / --