VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hankaada qani ku tahay - Lyrics

kalsoonidu waa hubkiyo hantida qofku leeyahee hadaad tahay ruux saboola ha yeeshe awooda eebe nolosha caafimad ku haysta intaada uunba yaraate halkaaga qani ku tahay haday intaaa kaa horaysa rabigu hibo maal u siiyay hoostada bal eego u fiirso intay baahidu hadhysay habeen ladin gaajo seexan xamdiga hayso yaabka dhamayso duunyoo leela lawaa dheh hiigsiga ha yaren dadaalka hankaaguna yaanu wiiqin ha noqon nacastani hagayso adoo qaday dhowr habeeno cishado kuu sharafa liicin nolosha ha ka noqon barbaarsha jacaylkuna hadimadiisa cishqiga ruux hadaad la hayso mid kale gacan haadistiisa ha yeelin haybaaradiisa ogow hoosiis hadh maaha
Queue is empty
-- / --