VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inaan buug - Lyrics

farxadu waa qaaliyoo qofkastaa kuma siin karee waxaan qirayaa inaan ado qudha kaa helee halkii ii ahayad qabyada qofkii ii dhamastiree kor ii qaadee hadana nolosha qaybaha uwayn wax badan iigala qabtaay inaan buug kaa qoraa qalinka u sitaa hadeer dadkana baro qiimahaa qof baad aniga igala wayntee waxaan ku qorshaynayaa inaad ku lahaato qayb dastuurkoo laguugu qeexo nasteexooy laguugu qeexo xubnaha jidhka qaaligaa ada uugu qoran mid midoo qudhayda iyo taaduna midbeey isku yihiin qudhee dareemo is qaatayoo qalbiga ka talaalmay baa dhexdeena ka qaayiboo waxana qoslaa anuu markaad qaali farax san tahay adigu markaad ii farax san tahay
Queue is empty
-- / --