VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isaar doonti xubiga - Lyrics

iidaar nalkii mar kale iidaar iidoon farxadii mar kale iidoon dabuubtaadii idhoo naxariistaadi isii isaar doontii xubigaa qalbiigu ha ii dagee dusheeda igu habsii cabaar aan kudaawadee in doora hortayda joog dareemay intaad maqnayd darsadey macaan adi kuu darsadey hadaad timid waa dawee ha iga tagin markale aniga ha iga tagin ila doon jawigii mar kale ila doon iikeen dawadii markale iikeen codkaagii dabacsanaa idiirshee igu celceli anigu kuma dayn karo daqiiqad inaan ku tabo madoonaayee macaan naftani dadka kuugu jecel ayaad dawadeeda tahay dareemay intaad maqnayd darsadey macaan adi kuu darsadey hadaad timid waa dawee ha iga tagin markale aniga adigu ha iga tagin
Queue is empty
-- / --