VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istaahil - Lyrics

Istaahil waxaad ku tahay Hadaanan awoodi karin Waxaad istareex ku tahan Ilays ku danduumiyaa Ilays ku dandooriyaa Istaahil waxaad ku tahay Handaanad awoodi karin Waxaad istareex ku tahan Ilays ku dunduumiyaa Ilays ku dandooriyaa Siduu uurkaagu rabo Hadaanan ogaan karayn Afkaaga intaanad furin Ishaada inaan garto Korkaaga ka akhriyaan Intaa isku hawlayaa Siduu uurkaagu rabo Hadaanan ogaan karayn Afkaaga intaanad furin Ishaada inaan garto Korkaaga ka akhriyaan Intaa isku hawlayaa Dhibkaan kaa awdayaa Iinbaan kuu diidayaa Adaan kuu danaynayaa Adaan kuu danaynayaa Dhibkaan kaa awdayaa Iinbaan kuu diidayaa Adaan kuu danaynayaa Adaan kuu danaynayaa Aniga dunidaydiyeey Adaan kugu faanayaa Intaa ku daryeelayaa Oo aan ku agjoogayaa Aniga dunidaydiyeey Adaan kugu faanayaa Intaa ku daryeelayaa Oo aan ku agjoogayaa Si aanad u xiiso go'in Mar waan kula ooyayaa Mar waan kula iidayaa Mar waan ku adeecayaa Oo waan ku amaanayaa Si aanad u xiiso go'in Mar waan kula ooyayaa Mar waan kula iidayaa Mar waan ku adeecayaa Oo waan ku amaanayaa
Queue is empty
-- / --