VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi - Lyrics

udhiiboo jacal qof nool janooy waa adoo kaloo jawigaad iisamaysaybaan cid kale lajili karayn jinkeenaa dareen is qaaay ninki jamashada yaqaana jawiga mcn kaasamaysta ayaa iidaara jaaska anaa kula jira ciyaarta dhexdaada jokta ka basa xaasiadka ujaraya runtaban jacal dhaliya dunidu yaabto sidaan uuga jiito daawo jiciir naabku qaado jees jees xifradaan kubaaso jacl cirku dhalay layaabo natiijada aan la jarno haloo tumo sacab jawaab ah inana jiibta aan garaacno guushaan la jeclanin garotaan inanta jokta arooska geega aan jarno sabiibta
Queue is empty
-- / --