udhiiboo jacal qof nool
janooy waa adoo kaloo
jawigaad iisamaysaybaan
cid kale lajili karayn

jinkeenaa dareen is qaaay
ninki jamashada yaqaana
jawiga mcn kaasamaysta
ayaa iidaara jaaska

anaa kula jira ciyaarta
dhexdaada jokta ka basa
xaasiadka ujaraya runtaban
jacal dhaliya dunidu yaabto

sidaan uuga jiito daawo
jiciir naabku qaado
jees jees xifradaan kubaaso
jacl cirku dhalay layaabo

natiijada aan la jarno
haloo tumo sacab jawaab ah
inana jiibta aan garaacno

guushaan la jeclanin
garotaan inanta jokta
arooska geega aan
jarno sabiibta

Exit mobile version