VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ogalee - Lyrics

Dhaayuhu ileen Waxay eegayeen Aragaaga qudha Qalbiguna intaa Wuxuu uumanaa Eraygaaga wacaneey Dhaayuhu ileen Waxay eegayeen Aragaaga qudha Qalbiguna intaa Wuxuu uumanaa Eraygaaga wacaneey Unugyada adaa Ka awood badatoo Oogadaan saraan Ku ilwaadsanee Hoo mulka igu jira Qofka ururin kara Waa adiga garo Waa adiga garo Unugyada adaa Ka awood badatoo Oogadaan saraan Ku ilwaadsanee Hoo mulka igu jira Qofka ururin kara Waa adiga garo Waa adiga garo Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow Afka show ileen Ku amaanaya sibuu ii ogaa Axad kale intaa maba iirsadee Adaa igu ladhnaayeey Afka show ileen Ku amaanaya sibuu ii ogaa Axad kale intaa maba iirsadee Adaa igu ladhnaayeey Oontiyo liqdadu ima aawanoo Jacayl ababaybaa igu sii batoo La,aantaa aniga nolashay i ifiyo Iima laha udgooneey Iima laha udgoon Oontiyo liqdadu ima aawanoo Jacayl ababaybaa igu sii batoo La,aantaa aniga nolashay i ifiyo Iima laha udgooneey Iima laha udgoon Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow Waan ku ogalee Adna igu eekow Ifka kuu jeclee Wehel ii ahow Waan ku aaminee Ii uur samow Waan kuu ahee Adna ii ahoow
Queue is empty
-- / --