VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labo weeye - Lyrics

Labo weeye aqaalaley Nolol weey astay Labo weeye Ayaanle Ililaha isku beegay Labo weeye Ayaanle Ililaha isku beegay 2x Labadii anbaqaada Maxamadoow isku uursan Ee manee is adeeca Isku waara ahaada Ee manee is adeeca Isku waara ahaada 2x Ubadkiinu mid raaga Aqalkiinu mid khayr leh Ayaanoo la jeclaystoo Ilaahay ha ka yeelo Ayaanoo la jeclaystoo Ilaahay ha ka yeelo 2x Laba weeye aroosa Ifka weeye midoobay Ugub weeye nasiib leh Rajo weeye ishaartay Ugub weeye nasiib leh Rajo weeye ishaartay 2x Labadii indhahooda Maxamedoow isku eegta Ee manee Isir dhaynin Is dareema ahaada Ee manee Isir dhaynin Is dareema ahaada 2x Ubadkiinu mid raaga Aqalkiinu mid khayr leh Ayaanoo la jeclaystoo Ilaahay ha ka yeelo Ayaanoo la jeclaystoo Ilaahay ha ka yeelo 3x
Queue is empty
-- / --