VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaarbaan la jarin - Lyrics

haragaha qarban la jarin mareegaha la siku xidhay qaarban xoog lagu furfurin xadbaa jira aan la giyn xeryaha qaarba la galin xisaab la isku darin wixii dhaqan xeera iyo diinta la xaalufin karin xaaranba lagu dagdagin xalaaladu quudataa xiskiyo maan lagu hayaayo xal dheeridu waa muhiim xiisuhu yuu kula fogaan xurmiyo sharaftana ogow xogtiiyo aad bixisiyo xasuustii dib ugu noqo xidiga sheekada xanibay xakame faras lagu xidhaa xaaja geel loola taga xumaha laga gaabsada xaaranba lagu dagdagin xalaaladu quudataa xiskiyo maan lagu hayaayo xal dheeridu waa muhiim
Queue is empty
-- / --