VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saafi - Lyrics

Ma ogtahay saafiyeey Jacaylkii sanado badan Silsilada laf dhabartiyo Wadnahayga sahansaday Intuu igu siyaaday Saw halista beerkiyo sadrigiyo naftuna Adi kuma sugayaan Kugumana sahwiyayaan Soo soco macaaneey Sina ha iiga dheeraan Ha sal dhigo jacaylkuye Ma ogtahay saxarlaay Gabdhaha soomaaliyeed Adaan kaa suntadayoo Dookhuna i kaa sudhay Adna sahashi daayo Wacadkana ha sii dayn Ha saluuginoo ha sagsaagin caashaqa Sidaan rabana qiimee
Queue is empty
-- / --