VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanaag - Lyrics

daaloo caleenloo gugu dirirka cawleed caadiyo daruur iyo ceeryaamo kaga tagay badhan cidhifyadeediyo cosobkii midhiishiyo dooxada casuurana cirku hooray waabari canab baxay la moodii dhulka ceeri gaabiyo cimilada sanaag bari ruux kula caweeya cawo iyoonasiib badan dusha ceel afwaynoo inta cuudku dayr dhalay dadku caano iyo nabad culayaan hadhuub badan cawskiyo tikaadana nuurkii cadceediyo casar moodu qabatoo cuskadeen falaadhuhu
Queue is empty
-- / --