VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanad kaygi noqo - Lyrics

Sanadkaygi Noqo 
Sanadkani curtoow 
Ii same wax badan 
Sadku igala tagay 
Kii horee socday 
Howl yaraan isii

Guulo aan sugoo 
Mudo saadin jiray 
Ha iga sii fogayn 
Sahan ii diroo
Igu sime ahoow 

Waxa ii sawiran 
Saani ii hor keen 
Sanadkaygii noqo 
Sida waalidkay 
Ii so dhowee 
Hadaan siriq ku jiray 
Deg deg iiga saar

Sanadkani curtoow 
I Sahal wax badan 
Iga soo sokee 
Kan sagootiyo 
Saaxibkay noqo 

Rajo aan sugo 
Saarnayd dushaa 
Soo deji adigu 
Oo sabab u noqo 
Farxad saaidana 

Waxa ii sawiran 
Saani ii hor keen 
Sanadkaygii noqo 
Sida waalidkay 
Ii so dhowee 
Hadaan siriq ku jiray 
Deg deg iiga saar
Queue is empty
-- / --