VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax caashaq - Lyrics

jaceel uurkiyo oofaha jiroo afka aan ka dhalan oo kuwii umayee isku keenayoo duunyada dhamaan alalaaska bilan ku agaasimteen noqda ul iyo diir awlaad san hela x2 muna iyo ilyaas waa aqal galkii loo oon qabee ku afura kal gacal x2 dareen ubucda iyo baaray wadnaha oo aayar dagay oo kuwii soo arkee indhaha unoqdoo ehel iyo asxaab aroos kiinan bilan ubaxyo ululoo ana eray murtiya uga dhigay amaan x2 ubax caashaq iyo udugii jaceel waxaad tihiin ilees is hantoo is helay x2
Queue is empty
-- / --