inkstoon is idhi daa oo ilaw
inkastoon adkastoon aamusnaa
inkabadan intaa ma awoodi karo
adiguna sidaan ahay waad ogtahay
adiguna sidaa tahay waan arkaa
urugadan miyaan isku eeganaa
intaa aawadaa kali ooyi laa
adana aad dartay u ilmayn lahayd
ma isku uur samaanaa eed laan
inagoo is jecel ma is ilaashanaa
eraygaaga kululi way amaan
agjoogaag qudhi waa ii ayaan
waan ku aaminee axdigeena dhaw
indhahayga deqaay ii ahoow
aayaha naftayda ii ahoow
sidaan kuu ahaa manta iihahoow