VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waad ileedahay - Lyrics

saw jacal libintii ma ladaaban laqanyada hadartaankama leexan lugooy saw tirada kuma laabin laabtan saw xubigeen kuma leelyin waxan leeyahy laxmi guul ah laba laboo adk adkey sirta lovekaaa kuma quuro lurmoo kuma liido oo laciif kalkacayl kuma laabto waadi leedahay waa libintayda waad ileedahay waa liis dareen ah waa way ladnaane markasta igu labee lubigaaga sawlagayga iyo beerka laftiisa cishqi aanan luman kuma loodin intaan laasimoo ladh jacl ah hurdo shaw ladideed kuma laastoo hooho inan laaqdat bogoo kuma liicshoo axd axdigeenan leeb uma loogo kuma kamaanid ruucda ilaalihi iga dhawar labacoo laxaw baaji waadi leedahay waa libintayda waad ileedahay waa liis dareen ah waa way ladnaane markasta igu labee lubigaaga
Queue is empty
-- / --