saw jacal libintii ma
ladaaban laqanyada
hadartaankama leexan
lugooy saw tirada
kuma laabin laabtan
saw xubigeen kuma leelyin
waxan leeyahy laxmi
guul ah laba laboo adk
adkey sirta lovekaaa
kuma quuro lurmoo
kuma liido oo laciif
kalkacayl kuma
laabto
waadi leedahay waa
libintayda waad
ileedahay waa liis
dareen ah waa
way ladnaane
markasta igu labee
lubigaaga
sawlagayga iyo beerka
laftiisa cishqi aanan
luman kuma loodin
intaan laasimoo
ladh jacl ah
hurdo shaw ladideed
kuma laastoo hooho
inan laaqdat bogoo
kuma liicshoo axd
axdigeenan leeb
uma loogo kuma
kamaanid ruucda
ilaalihi iga dhawar
labacoo laxaw baaji
waadi leedahay waa
libintayda waad
ileedahay waa liis
dareen ah waa
way ladnaane
markasta igu labee
lubigaaga