VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxan boqorka weydistaa - Lyrics

sawtaan dadkala baydhnay een asxaabtii kala baadnay een jaray bulshada oodhan markay badato murugtaydu hadba saw dib uma baadho fariimihii bilnaa qali bal inaan ka helo nafisaad waxaan boqorka waydiisataa baryo kaloo kuwani dhaama ood joogta baashayda jaclakii badnaa haysto sawnigan ubaaq baaday aragiyo bidhaantaada xasuusahaygu batee sawkan hilaw badanii buuxiyey kashaydiiyee inta badan maankaygu kaa baaqan kari waaye
Queue is empty
-- / --