Heesta Aduunyo - Lyrics
Ifka aaran waa la arkaa
Abaarta uumeesee
Aoohintaa ishayda
Ushiida udhiibtayee
Waa ooysay aabaalkeeda waa heshayee
Aduunyo kaa ordoohaasoo
kaa iilatay looma ooyee
haku soo ishaartaa la yiraah
Iridaada hasoo abaartee
Ishoolee kugu soo arkootee
Aniga uurxumaa idileen
Indhahayga ilmeeyeenee
iiga inkaarsatayee
Middii aan soo aruusadayee
?
Aduunyo kaa ordoohaasoo
kaa iilatay looma ooyee
haku soo ishaartaa la yiraah
Iridaada hasoo abaartee
Ishoolee kugu soo arkootee
ii
Oo arintayda ugeestaayee
Wallee aan waa dhibtooday
Naagahaan ka eedsheegtee
oo aan arintooda la ogaan karinee
Aduunyo kaa ordoohaasoo
kaa iilatay looma ooyee
haku soo ishaartaa la yiraah
Iridaada hasoo abaartee
Ishoolee kugu soo arkootee