Heesta Dookh iyo kalgacal - Lyrics
Dookh iyo Galgacal
Baa idaah daahshoo
Igu kaa diroo
Kuma dayn karoo
Waan ku doonayaa
Danta iyo Jacayl
Kala durugsanoo
Duunyo xaal noqay
iyo Doolar lacag
Allah deeq baxshee
Naa ii damqoo
ii diir naxooo
Dawadeeda noqo
Ama diiday i dhahoo
ii deeriyooo
Wacadkeena dumi
Nafta aan kugu daree
Taariikhda Waa door. mana dunto
Ma dugoogdo oo
Aayha danbe iyo
Dib xasuuso oo
Caashaqa daryeel
Arimada ka daran
Daruur meertiyo
Ogoow waa darsiyee
Allah deeq baxshee
Naa ii damqoo
ii diir naxooo
Dawadeeda noqo
Ama diiday i dhahoo
ii deeriyooo
Wacadkeena dumi
Nafta aan kugu daree