gar miyaa inaad iigaraabin ood garabkayga gaar martee aniga aniga gubtayee gubtayee gadaalaad ii reebee x2

gafka oo aan geestayee ood iiga gudaysidaan garan waayee ar gacalaa gacalaa cadeeyay guurkaygee x2

gudigii jaceelka aan ku go'aa godobay maleh go'aan koodee guulaysataa aad iiyeertee goobtaa gurbaan keenaayee

gogoshii jaceelka aan galayee gar wixii lagooyo aan ku go'aa gaba gabayskii aala joogaayee
qaynuun ku guuraan ahayee

gabaalo nin kii gaaraa guntadaa nimaan gaarin maxaa ugeeyee gaabsee gaabsee laftaa guhaad dhaafeeee x2

gayaankayga koo ahaa isgacloonay geesiyow go'aan waayee igardareesatee gardaresi waa go aan xumo ee x2

gogoshii jaceelka aan galayee gar wixii lagooyo aan ku go'aa gaba gabayskii aala joogaayee
qaynuun ku guuraan ahayee

gudigii jaceelka aan ku go'aa godobay maleh go'aan koodee guulaysataa aad iiyeertee goobtaa gurbaan keenaayee

godkay ku hoydaan good abeesadee aan gacantay udhiibtay goortaanee aniga aniga la igoostayee googoostay laygu goosaaree x2

gabar yahay igaadayee gambashaad ba keentayee waad ila gaartayee an gud curaan gud curaan ku gaar dihoo haayaa x2

gudigii jaceelka aan ku go'aa godobay maleh go'aan koodee guulaysataa aad iiyeertee goobtaa gurbaan keenaayee

gogoshii jaceelka aan galayee gar wixii lagooyo aan ku go'aa gaba gabayskii aala joogaayee
qaynuun ku guuraan ahayee

Exit mobile version