logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maguuleysatee mp3 ahaan

Sawirka Saalim Saciid Saalim

Saalim Saciid Saalim

Fikradaada ka dhiibo heestan

Maguuleysatee lyrics

Intro
Lyrics by Masuul.com

Gubtayee garaad xum aay
ila soo galeenee
Gabartii gacloodayaa
Gardaree ugaysteenee

Goole oo na gaarjoogaa
Lagu soo ganbadeee
Waa gadeenee waa gadeenee
Ganiyaalaa gudoonsadeenee

Ma guuleestee giblilkiisa
Ninkuu uguhaadin
Mana loo garaabaayee

Gurxantayda gur iyo midagaay
ay ka soo gooyeenee
Waa gariirtay gabigooda
Geeri ay ka dooratee

Goof aad ugabiib ahoo
Gu! ku soo da’inee
ugudbiyeeneee
Meelaay ugudbooneen

Ma guuleestee giblilkiisa
Ninkuu uguhaadin
Mana loo garaabaayee

Wax hays ah kuma jiraan
-- / --