VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mohamed yaa mohamed yaa - Lyrics

mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed fasiix buu aha nabiga fahma weyn la siiyo faxalbuu aha ridaa eebe fadilayoo furqaan buu ahaa kitaabkii loo fasaxaye allow fadligiisa barakiyo khayr nasiiye mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed allahay qaadirbaa qiimo gaara siiyo qiyaas wax u eeg ma jiro quruxii rasuulka qofkii inkiraa qarunuunka cadaabta galayee qofkii caashaqa qabowga janada qudhqudhiye maalinta kulaylka badan naga kafaalo qaade mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed adaan mustafow qabriga marti kuugu nahaye adaan mustafow cadaab naga kaa danaye adaan mustafow qalbiga noo maydhi karaye margaankadiyo makhluuq kaama maarme mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed sadkaaga inaan noqdo sortaayadaada cuna ee subaxdiiyo saqdhexe kugu saliyaa salaatula calayka ya muxamed wa alika wa asxaabika ya muxamed mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed ogow imaamkii anbiyasho asal weeyo anwarba laga abure akhyaar waayo illahyaba amaano allow noo ge xabiibko oonku noo qaba ee mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed jamaal weeyo xaqbaa looso jideeyo jibriil ba wado jawaabtii illah yidhiyo jidhkiisana waa udgoon lagu jeel baxayoo allow nala jooji jaahisan jeclaane mohamed yaa mohamed yaa magan alle na hayee mohamed
Queue is empty
-- / --