VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaahira - Lyrics

Qoradii kacadaaban xiisihii subaxdii ikeenee qiimaha jaceylkuna qalbiguu waxyeelaa waaqayb nasiibkuye waxa anigalay qoray ooaan ahayn madax xanuune qarnigoo labaatana anigoo qayla dhaan dabaqaahira qaahira kalgaceyl tagey qaahira iyahaa iyahaa ayaa qorsheynkara NAFTA waxa ku qaaliya qofkay jeclaatee wuxuu caashaq kala hayo sirlamaqarin karaayee indhuhu quusanmaayaan waanana maqaataan qalqalooc kuma qancayaan qarnigoo labaatana anigoo qayla dhaan dabaqaahira qaahira kalgaceyl tagey qaahira iyahaa iyahaa ayaa qorsheynkara
Queue is empty
-- / --