VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa qalanjo - Lyrics

Waa qalanjo yaabloo quruxiyo ilaah baa u dhameeyey qaayee ileen way qarsooneyd qul markaan u eegeen qac indhaha ku siyaa qunbacdaa jacaylkee alla igama qadaan qalbi nuura iidaa Qiimeenta nolashiyo Sidii ii qadariyaan Anba uqushuucee yarka waan isku qalanaa qul markaan u eegeen qac indhaha ku siyaa qunbacdaa jacaylkee alla igama qadaan qaayo wayne iidaa yarka sanadka iidaa Qaabkii suleekhaay siduu eebe kuu qorey ee kuu qotomiyaa caashaqaa ka qaaliya qul markaan u eegeen qac indhaha ku siyaa kalgaceyl i qariyaa alla igama qadaan qalbi nuura iidaa
Queue is empty
-- / --